Madaxweyne Maxamed Cabbdulaahi Maxamed ayaa arroornimadii hore ee saaka waxa uu Xasan Cali Khayrre u magacaabay raisalwasaaraha cusub ee Soomaaliya, haddaba waa kuma Xasan Cali Khayre?
Kooxda xiriirka iyo dabagalka cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eretria ayaa ku eedeeysay in uu xiriir dhow la lahaa dhaqdhaqaaqa Alshabaab, hayeeshee dib ayay uga laabteen, oo waa ay beeniyeen.
Hassan Cali Kheyre oo ka mid ahaa dadkii loo badinayay inay helan jagda Reysul Wasaaraha,
Farmaajo ayaa magacaabista kadib u safray Dalka Sucuudiga halkaasi oo la shaciyay inuu ku soo cureysanayo,

https://youtu.be/paZuFMTwuLc
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0