Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen,
Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar
Raisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane
Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad balaaran oo
lagu soo dhoweynayay Raisul Wasaaraha loogu sameeyay Magaalada Beledweyne.