Home Afsomali Tirada Dadka Cudurka Ebola Ugu Geeriyooday Dalka Uganda Oo Korortay

Tirada Dadka Cudurka Ebola Ugu Geeriyooday Dalka Uganda Oo Korortay

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Uganda ayaa sheegay inuu geeriyooday dhaktar u dhashay dalka Tanzania oo wax ka baranayay dalkaasi, kaddib markii uu haleelay xannuunka Ebola.

Dhaqtarkaas ayaa noqonaya shaqaalaha labaad ee caafimaad ee u dhinta cudurkaas oo dhawaan ka dilaacay Uganda.

Maalintii jimcada aheyd, Wsaaradda caafimaadka ayaa shaacisay in cudurka Ebola uu ku fiday gobolkii afaraad.

Tirada rasmiga ayaa muujineysa in kiisaska la xaqiijiyay ay yihiin 35 qof, halka 8 qofna ay dhinteen.

Cudurkan Ebola nooca Sudan strain ayaanan lahayn talaal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.