Home Afsomali Hogaamiyeyaasha Afgembiga Kula Wareegay Burkina Faso Oo Taageerayaashooda Baaq U Diray

Hogaamiyeyaasha Afgembiga Kula Wareegay Burkina Faso Oo Taageerayaashooda Baaq U Diray

Horggaamiyaha horkacayeyy inqilaabka militari ee ka dhacay dalka Burkina Faso ayaa shacabka ka codsaday in ay joojiyaan dibbadbaxyada ay ka hordigayaan safaraadda Faransiiska .

Gelinkii hore ee shalay ayaa ciidamada Ammaanka waxay qiiqa dadka kaga ilmeysiiya u adeegsadeen dad ku bannaanbaxayey duleedka safaaradda Faransiiska .

Dadkan dhigayey dibadbaxyada ayaa ah taageeyaraasha Captain Ibrahim Traore oo maalinimadii Jimcaha ku dhaawaaqay in uu yahay hoggaamiyaha cusub ee dalkaa , kaddib inqilaabkii labaad ee dalkaas ka dhacay sanadkan gudihiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.