Home Afsomali Full VIDEO Sarkaal taliyihiisii dilay oo dil toogasho ah lagu fuliyey la...

Full VIDEO Sarkaal taliyihiisii dilay oo dil toogasho ah lagu fuliyey la iskuna dhinac aasay

https://youtu.be/3CLpPJODjRM

Dil toogasho lagu fuliyey Nin is hubo in la tooganayo oo aan wax cabsi ah laga daremeyn

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil toogasho qisaas ah ku fulisay Xidigle Cabdi Naasir Daa’uud Sheikh Hassan oo hore u dilay Taliye Ururkiisii Dhamme Cabdi Maxamed Axmed Hurdaaye 29 Bishii la soo dhaaftay ee September ee  Sanadkan 2022.

Xeer ilaalinta Maxkamadda ayaa horay ugu eedeysay xidigle Cabdinaasir in uu ka baaqsaday safar dhinaca dhulka ah oo ay geli lahaayeen Ciidamada uu katirsanaa, balse isaga uu ku doodayay in xaquuqdiisii mushaarka uu waayay.

Dood dheer kadib Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa dhawaan xukun dil toogasho ah ku riday, ugu dambeena lagu fuliyay, iyada oo leysku dhinac aasay isaga iyo taliyihii uu horey u dilay

 

Sida uu warbaahinta u sheegay Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha maxkada ciidamada qalabka sida maxamed Cabdulaahi Khaliif

Ehelada marxuumka horey uu u dilay iyo ciidankii ay ka wada tirsanaayeen qaarkood ayaa dilka qisaasta ah ka dib ka hadlay  dareenkooda iyo sida ay u arkaan qaabka qisaasta loo fuliyey

Waa markii ugu horeysay ee dil toogashoa h ay fuliso dowlada fadaraalka tan iyo wixii ka danbeeyey doorashii madaxweyne S .

   

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.