Home Afsomali Waxaan maqli jirey somali somali kale waa u sun iyo waabaay

Waxaan maqli jirey somali somali kale waa u sun iyo waabaay

 

https://youtu.be/qH71i9LrV9s

 

https://youtu.be/9H1oIL02WOs

Somalia oo Somaliland ka hor joogsatay iney xubin ka noqoto ururka “A-WEB

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Somalia Xaliima Yarey ayaa is’hortaag ku sameysay codsi ka yimid Somaliland, kaasoo ku aaddaana inay xubin ka noqdaan Guddiyada Qaran ee Doorashooyinka ( A-WEB).

Xaliimo Yarey waxaay ku doodday dastuurka dalka, iyo Jaartarka 3.1 ee A-WEB uu dhigayo in arrimaha siyaasadeed ee waddan aan la dhax geli karin.

Dood dheer kaddib waxaa la isla qaatay in la diiddo codsiga Somaliland, Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qarankana yihiin kuwa matalaya Soomaaliya.

“Sidaan hore idiinku sheegay maanta waxaan galay dood culus oo ku saabsaneyd in loo codeeyo Somali Land in aay ka mid noqoto Ururka Guddiyada Qaran ee Doorashooyinka A-WEB. Arintaan Somali ahaan aad ayaan u micnaynay waxaan tusaaleynay  sida uu qabo qodobka 3.1 Jarterka A-WAB in aan la dhexgali karin arimaha Siyasadeed ee Waddan, waxaan ku doodnay in Somaliya aay hal wadan tahay illaa wadahadalada meel la isladhigo.  Dood dheer ka dib wadamadii shirka ka soo qaybgalay waxaay isla qaateen in Somal Land la diido codsigoodii , GDMQ Somaliyed keliya oo matali karo Somalia. SOMALIA SOMALIBA LEH.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.