Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Maxamed farmaajo ayaa furay kalfadhiga koobaad ee Baarlamaanka 10-naad kana codsaday xildhibaanada in ay codka kalsoonida siiyaa xasan cali kheyre , waxaana shir guddoominayay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sh. Cismaan Jawaari.
Gudoomiye jawaari ayaa faahfaahiyey markii cod gacan tag ah loo Qaaday Raiisalwasaaraha natiijada ansixinta codka kalsoobida wuxuuna tirin ka dib ku dhawaaqay in dhamaan xildhibnada soo xaadir ay u codeeyeen raiisal was are Xasan Cali Kheyre
Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadcelinta xildhibaanada codka kalsoonida buuxda leh siiyey ka dib ku dhawaaqay balanqaadyo Waxaana Xasan Cali Kheyre isla goobtii lagu ansixiyey si uu xilka ula wareego ku dhaariyey Godoomiyaha maxkada sare ee dalka
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod caqlabiyad leh Ansixiyey Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo 23 bishaan magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo”.
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0