Home Afsomali UK oo sannad gudihiis yeelanaysa ra’iisal Wasaarihii saddexaad

UK oo sannad gudihiis yeelanaysa ra’iisal Wasaarihii saddexaad

Dalka Britian ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya ra’iisal wasaarihii saddexaad muddo sannad gudihiis ah.

Xilka ra’iisal wasaaraha ayaa waxaa ku tartami doona wasiirkii hore ee Maaliyadda Rishi Sunak iyo guddoomiyaha Aqalka Hoose Penny Mordaunt.

Ra’iisul wasaarihii hore Boris Johnson oo markii hore damac ka galay kursiga ayaa xalay ku dhawaaqay inuu tartanka ka haray. Mr. Sunak ayaa loo saadaalinayaa inuu kusoo bixi doono xilka ra’isul wasaaraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.