Home Afsomali VIDEO Xildhibaan Warsame Joodax oo Fashiliyey Sababta Roobow loo xirey

VIDEO Xildhibaan Warsame Joodax oo Fashiliyey Sababta Roobow loo xirey

Xildhibaan Warsame Maxamed Xasan Warsame Joodax ) oo ka mid ah Xildhibaanada dowlda Fadaraalka Somalia oo sigaar ah ula hadlay Bulsho Tv ayaa ka eedeeyey khilaafka ka dhax jira gudoonka baarlamanaka ee ka dhashay Mooshinkii xilka qaadista Madaxweynaha xariga Musharax Roobo iyo ka guuridii Madaxtooyada villa Somaliya ee Gudoomiye Mursal iyo Arimo kale in ay dhamaan arimaasi ka danbeeyaan masuuliyiinta dowlada hogaanka sare ka haaya.

Xildhibaanka ayaa ku tilmaamaay cidii sharciga diida in ay ka mid tahay koxaha dalka duminaayo waxaana hadaladiisa kamid ahaa

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.