Home Afsomali Xildhibaanad ku dhimatay iska horimaad ka dhacay Jigjiga

Xildhibaanad ku dhimatay iska horimaad ka dhacay Jigjiga

Iska Hor imaad udhaxeeya Askarta ilaalada ka ahayd Garoonka Diyaarada Magaalada jig jiga ayaa Sababay khasaare badan.

Dhimashada hada la Xaqiijiyay ayaa la sheegay inay dhimatay Xildhibaanad Juweeriya Subcis.

Shacab badan ayaa dhawacmay Dhimashada kalana wali lama Xaqiijin karo.

Intaas waxaa dheer inuu wali dagalamayo Askarigii Xabada bilaabay Dagaal ayaana ka socda Garonka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.