https://youtu.be/XVESVhLggRY
Janeraal Axmed Maxamed Tareedisho oo ka mid ah saraakiisha hoggaaminayay howlgalka ayaa somalisan u sheegay in ciidanka xoogga saakay ay sinabadgelyo ah gudaha u galeen deegaanka Cad-Cadeey kadib markii ay isaga baxeen As
Waxaa uu sheegay in howlgallada ay siwadajir ah u sii wadi doonaan Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka guud ahaan dalkana laga saari doono As.
Ugu dambeyn Janeraal Tareedisho waxaa uu sheegay in looga baahan yahay Shacabka Soomaaliyeed in qof walba uu u kaco sidii uu ula dagaalami lahaay As .