Home Afsomali Aqriso Sharuudaha Muuse Biixi Xildiid ku xiray wadahadalka DFS.

Aqriso Sharuudaha Muuse Biixi Xildiid ku xiray wadahadalka DFS.

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii u horeysay ka hadlay wadahadal uu la furo dowladda Soomaaliya, iyadoo arrintan uu habeen kahor shaaciyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Mr.Biixi oo qasriga madaxtoyada ee Hargeysa ku qaabilay ergo ka kala socotay dowladaha Norwey iyo Turkiga oo wadahadalkan fududeynaya ayaa u soo bandhigay todobo shuruudood oo uu sheegay in hadii la fulinayo oo kaliya ay gogosha wadahadalka tagayaan.

Shuruudahaas ayaa kala ah; in loo wada-hadlo sidii labada dowladood.

  • In la helo xal ku dhamaada laba dowladood oo kala madaxbannaan.
  • In la hirgaliyo dhamaan heshiisyadii lagu gaaray wada-hadaladii hore, hadii la doonayo in dib loo bilaabo wada-hadalada.

https://youtu.be/SSaAI1KAeCk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.