https://youtu.be/9oQ2H-GuIk8
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo khudbad ka jeediyay Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyadda Qaranka ayaa culimada Soomaaliyeed uga mahad celiyay baraarujinta Shacabka Soomaaliyeed oo deegaannada ka dhanka ah alshabaab Sido kale Guddoomiyaha ayaa ciidamada geesiyaasha qaranka ee dagaalka kula jira as ku boggaadiyay guulaha waaweyn ay ka gaareen dagaalka Al-Shabaab.