Home Afsomali Mahad Salaad oo taliye cusub u magacaabay Nabadsugida Gobolka Gedo

Mahad Salaad oo taliye cusub u magacaabay Nabadsugida Gobolka Gedo

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad ayaa Taliyaha cusub ee Hay’adda NISA u magacaabay Jeneral Jamaal Xasan Sarey oo ka tirsan kumaandooska ciidamada Milateriga, kaas oo bedelaya Taliyihii hore ee NISA ee Gobolka Gedo Bakaak Kooko oo dhawaan qarax lagu dilay

Qoraal kasoo baxay Agaasimaha Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in Taliye Jamaal Xasan Sarey  uu mas’uul ka noqon doono Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.