Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 8-da Maarso awgeed ee maalinta haween weynaha caalamka.
Madaxweynaha ayaa sheegay in haweenka Soomaaliyeed ay door wax ku ool ah ka soo qaateen horumarka dalka, iyagoo safka horey kaga jirey halgankii xornimadoonka, dib u heshiisiinta ummadda, nabadeynta, wax soo saarka iyo horumarka dhinacyadiisa kala duwan
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa boggiisa Twitter-ka Qoraal uu soo dhigay waxaa ku sheegay in kaalinta Haweenka Soomaaliyeed ay tahay sida Dayaxa oo kale.
Nin xoolihii ka dhamaadeen ayaa is daldalay calool xumo iyo cuqdad qaaday darteed.
Ninka ayaa geed korey wuxuuna luqunta iskaga xiray cimaamadiisi sida sawirka markii la arkay laga waaday.
Inkasta oo diinta islaamka caaran ka tahay arintaan ayaa hadana dad badani ka naxeen falka uu ku kacay
Sawirkaani waa haweeney ka mid ah dadka ugu dhimanada gobolada dalka baahi iyo haraad ay sababeen abaaraha.
Ma haboona in munaasibado qarash lagu bixinaayo loo sameeyo 8da maarso maadaama loo baahan yahay in wax la taro dumarka u dhimanaya abaaraha inta ay jiraan.
https://youtu.be/Z7mcG4NESDM
https://youtu.be/m5Lma7tiNc8
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0