Home Afsomali Wasiirka warfaafinta XFS Daa’ uud Aweys Jaamac oo liibiya kaga qeyb galay...

Wasiirka warfaafinta XFS Daa’ uud Aweys Jaamac oo liibiya kaga qeyb galay shir looga hadlay arrimaha Soom aaliya

Wasiirka warfaafinta XFS oo Tripoli kaga qeyb galay shir looga hadlay arrimaha Soom aaliya

Wasiirka warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya,Md. Daa’ uud Aweys Jaamac oo khubad ka jeediyay shi rka Wasiirada Warfaafinta Ururka Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Tripoli ee da lka Libya ayaa ka warbixiyay xaaladda Soomaa liya, gaar ahaan guulaha laga gaarey dagaal ka lagula jiro Khawaarijta.

Wasiirka ayaa ka sheegay Shirka in mad axweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaa liya, Md.Xasan Sheekh Maxamuud muhimaddi isa 1aad ay tahay Khawaarijta magaca Diinta Isl aamka wasaqeynaya laga ciribtiro dalka, si sha cabka Soomaaliyeed ay uga xoroobaan tacad diyada ay kala kulmaan arxanlaaweyaashaasi.

“Waxaa dagaalkaasi najaxay ee guulaha la ga gaarey ay Soomaaliya ku wajahdey saddex dhinac oo muhiim ah, kuwaas oo kala ah. Milate riga, xanibaadda dhaqaalaha argagixisada iyo dhanka fikirka”, ayuu yiri Wasiirka.

Sidoo kale, Wasiir Daa’uud Aweys ayaa ho osta ka xariiqay in warbaahinta Soomaaliya ay kaalin buuxda ka qaadaneyso dagaalka dhanka fikirka ee argagixisada looga soo horjeedo.

Wasiirka ayaa hadalkiisa intaa ku daray, in dunida Carabta ay si weyn saameyn ugu yeela nayaan wararka beenta ah iyo kuwa marin hab aabinta oo inta badan ay isticmaalaan kooxaha argagixisada ama kuwa diiddan deganaan shaha.

Waxaa uu ugu dambeyn Wasiirka ugu baaq ey Ururka Jaamacadda Carabta inuu si buuxa u taageero dagaalka ay Soomaaliya kula jirto Kha waarijta, taas oo ugu dambeyn horseedi karta in Soomaaliya ay si buuxda xasilooni u hesho, caalamk ana ay saam eyn ku yeelato, waxaana shirka magaalada Tripoli loogu aqoonsaday in ay tahay caasimadda warbaahinta dalalka xubnaha ka ah ururka Jaamacadda Carabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.