Home Afsomali Sheekh Aadan Madoobe oo Caawa Guddi Magacaabay

Sheekh Aadan Madoobe oo Caawa Guddi Magacaabay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga Farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed.

Xubnaha Guddiga ayaa waxaa kamid ah la-taliyeyaasha Madaxweyne Xasan Sheekh ee kala ah Cabdiraxmaan Baadiyoow iyo Cali Cabdi Awaare, kuwaas oo aan kasoo jeedin degaannada Koonfur Galbeed.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.