Home Afsomali Bannaanbaxyo lagu taageerayo Kacdoonka Laas-Caanood oo ka dhacay Boosaaso

Bannaanbaxyo lagu taageerayo Kacdoonka Laas-Caanood oo ka dhacay Boosaaso

Shacabka magaalada Bosaso ee Gobolka Bari ayaa maanta dhigay banaan-bax ay ku taageerayaan kacdoonka Bulsho ee magaaladda laascaanood looga saaray Ciidamadda Somaliland oo maalmihii tagey dad Shacab ah ay ku dhex toogteen magaaladaasi.

Banaan-baxa ayaa markii danbe isku badalay in Bulshadu dareenkooda ay ku muujiyaan diiwaan- galinta doorashada lagu muransanyahay ee maanta laga daah-furay Gobolada Bari, Karkaar iyo Gardafuu.

Bannaabaxayaasha ayaa ku qaylinayay doorasho la boob ah oo qori laga dabawado
dooni meyno iyo erayo kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.