Home Afsomali MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY LATALIYAHA SARE EE KA HORTAGGA IYO LADAGAALLANKA...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY LATALIYAHA SARE EE KA HORTAGGA IYO LADAGAALLANKA FIKRADAHA XAGJIRNIMADA 

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY LATALIYAHA SARE EE KA HORTAGGA IYO LADAGAALLANKA FIKRADAHA XAGJIRNIMADA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu noqdo La-Taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee ka Hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha Xagjirka ah ee Rabshadaha Wata.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga baryey La-Taliyaha Sare ee ka Hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha Xagjirka Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee uu u igmaday.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.