Home Afsomali Full VIDEO Cali Jowhar oo soo kormeeray nolosha goobihii ay dowladu...

Full VIDEO Cali Jowhar oo soo kormeeray nolosha goobihii ay dowladu As kal wareegay

Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalaha rayidka ah ee Dowlad goboleedka HirShabelle Mohamed Mo’allim Omar Meyre  Iyo wafdi u hogaaminaaye ayaa gaaray deeganada toofiiq iyo masaajid caligaduud e gobolka shabeelada dhexe gudoomiyaha iyo wafdiga ayaa kormeer kusameeye degaanka toofiiq oo qiyaastii 10km ujira masaajid caligaduud waxaa una lakulmay gudoomiyaha intii uu kusugnaa toofiiq masul yiin iyo dadka dee gaanka kuwaas uka dhageestay baahida kajirto deeganka toofiiq sida waxbarasha alaanta cafimaadka iyo adeeg yada kale e deeganka loga bahanyahay ……. hadaba wakuwan qarkamid aha dadka u lakulmay gudoomiye meere… intaa kadib gudoomiyaha ayaa asna lahadlay dadka degaanka……dhinaca kale gudoomiyaha oo kormeer kusameeye caligaduud iyo toofiiq ayaa tiro geel ah kuwareejiyay masulyiin katirsan ciidamada dowlda somaaliya ayagoona ka mahadceliya gelka lagu waree jiyayna waxee yiraadeen sidan ….. ugudanbeen gudoomiyaha  ayaa dhankiisa kawar bixiyay ujeedka geelka ay u warejiyeen …….

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.