Home Afsomali Puntland oo ku dhawaaqday inay u dhaqmeyso sida dowlad Madax bannaan go’aana...

Puntland oo ku dhawaaqday inay u dhaqmeyso sida dowlad Madax bannaan go’aana gaartay

Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada dowlad Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland ay dowladda Federaalka kala xaajoon karto waxkasta oo danaheeda ah.

Warsaxaafadeedka oo ka kooban Saddez Bog ayaa Puntland sidoo kwle ku shaacisay in Dastuurka uu siinayo in sida dowlad Madax bannaan oo kale ay u dhaqanto.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka oo dhameystiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.