Home Afsomali MD Xasan Sheekh oo Golaha Wasiirada KGS kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

MD Xasan Sheekh oo Golaha Wasiirada KGS kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

Madaxweynaha Xasan Sheekh Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay golaha wasiirrada Koonfur Galbeed Magaalada Baydhabo.

Kulanka waxaa looga hadlay xoojinta dowladnimada, u diyaar garowga dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, ka qeyb qadashada gogosha dib u heshiisiinta, sidii door looga qaadan lahaa iyo xoojinta wada shaqaynta wasaaradaha heer federaal heer dowlad goboleed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.