Booliska dalka Norway ayaa waxay ganaaxeen 2 qof oo ah Badmaaxiin u dhashay Ruushka, kuwaasi oo ku labisnaa dhar u yara muuqaal eg Labiska Ciidanka Milliteriga.
Warbaahinta Maxaliga ee Norway ayaa shalay baahiyey inay Booliska magaaladda Kirkenes ee Gobalka Finnmark ee Waqooyiga dalkaasi isbuucii hore gacanta ku dhigeen Badmaaxiinta Ruushiyaanka, xilli ay Booliska baaritaan dhanka Socdaalka ku samaynayeen Badmaaxiinta Raashiyaanka.

Martine Mesio oo ah Sarkaalad Dacwad-Ooge oo ka hadashay kiiskaasi waxaa ay sheegtay in Badmaaxiinta loo ciqaabay Isticmaalka Qaldan ee Dharka Dadweynaha ee Xeerka Ciqaabta dalka Norway ee tirsigiisu yahay 165 (Under article 165 of the Norwegian Penal Code.