Home Afsomali Taliye cusub oo loo Magacaabay Booliska Soomaaliya

Taliye cusub oo loo Magacaabay Booliska Soomaaliya

Shirkii Khamiislaha oo ay Maanta yeesheen Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa lagu meelmariyey Magacaabista Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen Sulub Axmed Fidhin.

Taliyaha cusub ayaa horay u ahaa Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Xukuumadda Soomaaliya, waxaana uu bedelay Taliyihii Booliska Soomaaliya Janeraal Xijaar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.