Home Afsomali Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo maanta xukun ku riday odayaal

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo maanta xukun ku riday odayaal

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida ayaa Maanta xukun ku riday odayaal dhawaaan laga soo xiray degmada Cadaado ee gobolkaa Galgaaduud.

Odayaasha tiraadooda ay gaareyso  3 qof, ayaa Maxkamadda Ciidamadda qalabka sida ay  ku xukuntay 5 sano oo xabsi ciidan ah, ka dib markii bishii December 27-dii Sanadkii la soo dhaafay ee  2022 ayay heshiis Alshabaab  kula galeen degmada Xarardheere ee gobolka mudug ka hor inta aysaan gacan ku haynta degmada ay la waareegin ciidamadda  dawada federaalka Soomaaliya & kuwa  degaanka.

18-kii bishan ayaa loo fariistay dhegeysiga Kiisa odayaasha iyaga oo ku dooday , in Reerka  ay ka soo jeedaan wakiil ay ka ahaayeen.

Hase ‘ahaatee ‘Dawlada Fedeaalka Soomaaliya ayaa diiday in la la macaaamiilo Alshabaab & Daacish

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.