Home Afsomali Aan ugu yeerno Muse biixi dal mideeye iyo xasan sheikh dal xoreeye

Aan ugu yeerno Muse biixi dal mideeye iyo xasan sheikh dal xoreeye

dalka somaliyeed iyo dadka somaliyeed waa la midyn dona hada ayaa somaliya hoganki ugu saxsana ee midyn laha ay haysta dalka somaliya waxa madaxwane ka ah xasan dal xoraye sido kale waqooyiga dalka somaliya waxa madaxwane ka ah muuse biixi muuse midaye oo qaranka somaliyeed u soo shaqayey hadana dowlada somaliyeed kala shaqayn dona midnimada ummada somaliyeed in kasto caqabado jiran hadana qabadaha waa laga gudbaya dalka somaliya guud ahaantina waa la midaynaya saylaca ilaa iyo kismayo iyo inta ka shi shaysaba dalka somaliyeed iyo dadka somaliyeed gud ahantiba waa la midaynaya waxa balana in tariikh u gali donto beesha sacad muuse in ay mar 2aad mideyan qaranka somaliyeed ee ay iyagu horaba u mideyen sida kalana waxay noqon donan boqortoyada gobolada waqoyi ka talisa tana waxa ku garab istagaya dowlada fadralka ee somalia iyo dalka jabuti ugu danbayn reer waqoyi muuse madiye ayay u bahanyihin dalka somaliyeedna xasan dal xoreye ayu u bahan yahay sidoo kale waxa u mahad celinaya dowlada jabuti oo juhdi ku bixinaysa midnimada ummada somaliyeed waxayn sugnaba waa shacabka somaliyeed oo gacamaha is qabsada iyo calanka somaliyeed oo casimada gobolada waqooyi ee dalka somaliya laga tago

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.