Home Afsomali Duqayn Maalintii 6aad ku socota Magaalada Laascaanood

Duqayn Maalintii 6aad ku socota Magaalada Laascaanood

Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxa maalintii 6aad ka socda duqaymo loo Adeegsanayo Hub culus oo ku dhacaya goobaha dadka raiyidka ah.

Wararka ayaa sheegaya in dagaal u dhexeya Ciidamada Soomaliland iyo kuwa degaanka uu ka socda  Buuraleyda Meeygaag oo dhinaca waqooyi uga aadan Gooja Cade .

Hase ‘ ahaatee Tani ayaa ka dhigan in Xabad joojintii ay ku dhawaaqday Somaliland aysan hirgalin Waxana Odayaasha Dhaqanka gobolada SSC ay ku eedeeyeen  Somaliland in ay Xabad joojinta ay ku baaqday ay ka dhigan tahay in ay xoojineyso dagaalka Laascaanood ka socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.