Home Afsomali Full VIDEO Midowga Musharaxiinta oo ku dhawaaqay in dib loo dhigay banaanbixii...

Full VIDEO Midowga Musharaxiinta oo ku dhawaaqay in dib loo dhigay banaanbixii ka dhici lahaa taalada da;jirka

Midowga Musharaxiinta oo ku dhawaaqay in dib loo dhigay banaanbixii berri iyo dowladda oo ka hadashay

Midowga Musharraxiinta ayaa shaaciyay in dib loo dhigay bannaanbaxii lagu ballansana in uu ka dhaco Daljirka Daahsoon.

Sababaha keenay in banaanbaxa dib loo dhigo ayaa  la xariira Arrimo amni iyo xaaladda Caafimaad ee waddanka ka jirta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.