Home Afsomali Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka Talyaaniga kula kulmaya Madax ka Tirsan Hay’addaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka Talyaaniga kula kulmaya Madax ka Tirsan Hay’addaha Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Talyaaniga ayaa waxa lagu wadaa in uu kula kulmo madaxda hay’adda qaramada midoobay ee cuntada iyo Beeraha ee  FAO.

Kulanka ayaa looga hadli donna dhibaatooyinka ka dhashay abaaraha Soomaaliya ku dhuftay iyo sidii kaalmo dheeraad ah loo gaarsiin lahaa Soomaaliya si ay abaaraha uga soo kabato.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tan iyo markii uu gaaray dalka Talyaaniga Waxa  kulamo uu la  qaatay madaxda dalka Talyaaaniga iyo Jaaaliyada Soomaaliyeed ee dalkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.