Taliyihii Qaybta 12aad ee Ciidamada Qaranka Somaliland Gaashanle sare Faysal Cabdi Bootan ayaa Xilkii laga Qaaday Xilkaasi ayaa loo magacabay Gaashanle sare Axmed ismaacil xasan
Sabaha loo bedelay Taliye Faysal Cabdi Bootan ayaa Xoguhu Sheegayaan Inuu Ku Fashilmay Xilkaasi iyo Isku dubaridka Ciidamada Qaranka Qaybta 12aad ee dagaalka kula jira Huwanka isasoo bahaystay ee ciidamada somaliland kula dagaalamaya magalada laascaanod.
Sidoo kale Xogaha ayaa intaasi ku daraya in Taliye faysal cabdi bootan ay la soo daristay xaalad caafimaad daro islamarkaasina laga helay Xanuunka halistiisa wato si Badana looga dareemayo
General Faysal Bootan Ayaa Muddo Badan Madaxda Somaliland Xanuunkiisa Ugu Sheegay Xanuunka Macaanka Iyo Dhiikar Balse Markii Hargeysa La Keenay Ayaa Laga Waayay Xanuunadaas Waxaana Laga Helay Xanuunka aan daawo laheyn Waxaana Loo lacaray Cisbitaal ku yaala Magalada dubai Ee Isu Taga Imaaradka Carabta lamina oga sida ay ula tacaali doonaa.
Taliye Faysal Cabdi Bootaan Ayaa Ayaa Maalmihii Ugu Danbeyeey Ee Uu Warbaahinta Kasoo Muuqanayay U Muuqday Mid Xanuun La Ildaran.