Home Afsomali Hay’adaha Amniga Dawlada oo soo qabtay Nin qof shacab ah dilay

Hay’adaha Amniga Dawlada oo soo qabtay Nin qof shacab ah dilay

Askari ka Tirsan Ciidamadda Degaanka Gubadleey ayaa maanta dil ugu geystay Suuqa Dayax Qof shacab  ahaa.

Hay’adahaa Amniga ayaa Deegaanka Gubadley ka soo qabtay Nuur Cabdullahi Axmed Diimoow oo lagu soo Eeeeyay in uu dilay  Kunciil Kadiye Guure, waxa  uu u  dilay lacag   gaareysa 0.5 ama Nus doolar kaliya sida ay goob joogayaal warbaahinta somalisan u xaqiijiyeen Marxuunka la dily ayaa la sheegay in xoolo uu ka keensaday gobolka shabeelada Dhexe si uu ugu iibiyo suuqa Dayax.

Hay’adaha Amniga ayaa Eedeeysanha gacanta ku haaya islamarkaana sharciga horgeynaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.