Home Afsomali Maamulka Galmudug oo kala dhex galay Beelo ku dagaalamay gobolka Galgaduud

Maamulka Galmudug oo kala dhex galay Beelo ku dagaalamay gobolka Galgaduud

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegay in xal laga gaaray Colaad u dhexeysay laba Maleeshiyo  beeleed oo wada degaanno waqooyi galbeed uga aadan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug.

Maamulka Galmudug ayaa labada maleeshiyo beeleed ee dirirta  ay dhex martay kala dhex galay islamarkaana ciidamo geeyay goobihii lagu daagaalamay  waqooyi galbeed  ee magaaladaa Dhuusaamareeb.

Degaano ka Tirsan Dawlad goboleedkaa Galmudug ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka jiray Colaad  Beeleedyo sababay dhimasho iyo dhaawac ee soo kala gaaray  dhinacyada dagaalamay ‘  iyadoo maamulka Galmudug uu digniin ka soo saaray  Xiidaha Colaadeed ee dhexeya Beelaha dega  degaannada Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.