Home Afsomali Dowlada Somalia oo amar cusub ku soo rogtay Hotelada Muqdisho ku yaalla...

Dowlada Somalia oo amar cusub ku soo rogtay Hotelada Muqdisho ku yaalla (Akhriso)

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa wareegto uu soo saaray ku faray dadka haysta ruqsadaha hoteelada dowladda in ay Wasaaradda isaga soo diiwaan galiyaan si deg deg ah.

Akhriso wareegtada ka soo baxday xafiiska Wasiirka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.