Home Afsomali Xeer ilaalinta Somaliland oo codsatay in xabsiga lagusii hayo wariye Bushaaro Baande

Xeer ilaalinta Somaliland oo codsatay in xabsiga lagusii hayo wariye Bushaaro Baande

Markii shanaad ayay xeer ilaalintu ka codsatay maxkamadda in Wariye Bushaaro Baande xabsiga lagusii hayo.

Saaka ayaa afar cisho in ay sii xidhnaato maxkamaddu u xalaalaysay xeer ilaalinta oo kiiskeeda baadhaysay tan iyo maalintii la qabtay wariyaha oo ay muddo bil ahi kasoo wareegtay.

Ilaa imika waxa xeer ilaallinta laga sugayaa danbiga loo haysto wariyaha sida uu noo sheegay garyaqaanka bushaaro difaacaya oo ah Mubaarig Falaalug.

Hay’adda u doodda xuquuqda weriyayaasha ee the Committee to Protect Journalist (CPJ) ayaa horraan ku baaqday in degdeg loo sii daayo weriye Bushaaro Baanday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.