Home Afsomali Diyaarado laga leeyahay Imaaraadka Carabta oo duqaymo ka Fuliyay Soomaaliya

Diyaarado laga leeyahay Imaaraadka Carabta oo duqaymo ka Fuliyay Soomaaliya

Diyaarado dagaal oo laga leeyahay Dalka  imaaraadka Carabta oo ah diyaarado hore dalka lagu arag ayaa duqeymo ka fuliyay Deegaanka Saban-sabley oo u dhaxeeya Deegaanka Cali Axmed iyo degaanka Bud-bud, degaanadaan duqeynta ay ka fuliyeen diyaaradahaaan laga leeyahay Imaaradka Carabta ayaa ku yaal xadka kala qaybiya shabeelada Dhexe iyo Galgaduud.

Diyaaradaha duqaymaha fuliyay oo ah kuwa aan wili lagu arag Soomaaliya ayaa maanta ilaa xalay dul heehaabaya Bud-bud, Galcad ilaa Cali Axmed, waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in cabdi xooggan ay daareemeen .

Talabadaan ayaa u muuqatata in diyaaradihii Mareykanka iyo Turkiga oo duqaymaha dhinaca Hawada ah ka Fulinayay Soomaaliya in ay bedeleen diyaaradahaa dagaalka Imaaradka Carabta Taas oo Weji Cusub u yeelsa Hawlgalada kaa dhan ka ah Alshabaab ee ka socda dalka  .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.