Home Afsomali Jenaraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka

Jenaraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka

Taliyaha Ciidamadsa xoogga dalka ayaa loo magacaabay Jenaraal Ibraahim Sheekh Muxudiin oo hore usoo noqday taliyaha guutada 60aad ee ilaalada madaxtooyada dalka.

Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay Jeneral Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow.

Hase yeeshee , Jeneral Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa bedelaya Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage  oo ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.