Home Afsomali Dr cabdiwali Gaas Madaxwaynihii hore Puntilaand iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gadhay...

Dr cabdiwali Gaas Madaxwaynihii hore Puntilaand iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gadhay Garowe iyo Xalada Amni oo Nabadayn ka bilaabaya puntiland

Madaxweynihii hore ee Dawlada Puntland Professor Abdiweli Mohamed Ali Gaas Raysal wasaare hore Cumar Abdirashiid Cali sharmaake Wasiirkii hore Ee arimaha dibadda DFS Ahmed ciise Cawad iyo Wafti balaaran ayaa ka Dagay Gorowe Casimada puntiland.

Waxaana Garoonka diyaaradaha kusoodhaweeyay senetaro iyo Xildhibaano DFS Qar kamid ah Xildhibaanada Golaha wakiilada Puntland iyo siyaasiin kale.

Waxa la amin san yahay qofka Nabadayn kara Xalada Puntilaand uu yahay Professor Abdiweli Mohamed Cali Gaas Ra’iisulwasaare hore DFS Iyo madaxwaynihii ugu dambeeyey ee xilka wareejiyey Puntilaand.
Qore Mohamed Abdi Osman Faradheere

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.