Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Dr Baashe Yuusuf Axmed ayaa gasoorayaasha kala dardaarmay in aysan ku kicin qaraabakiil nin jecleysi eex iyo laaluush qaadasho taaso ragaadin karta horumarka dalka dib u dhacna ku keeneyso kalsoonida bulshadu ku qabto arimaha garsoorka gudoomiye baasha Yuusuf ayaa kula dardaarmay Garsoore walba waxaa laga rabaa aduunyadiisa iyo aakhiradiisa in uusan dhaafsan Shilimaad yar oo uu cadaalad darro ku qaato.
Sidoo kale waxaa uu shaagay in Garsoore walba laga rabo in uu dareemo asiga oo shacab ah oo dacwad kataalo Maxkamad wixii uu dareemi lahaa
Isagoo hadalkiisa sii wato ayuu raciyey Garsoorow kii aad laaluushka ka qaady baa beri marqaatikugu ah hor ilaahey .Hadad eex iyo cadalo daro aad u sameyso nimaan aaqiro iyo aduun waxba kuu qaban kareyn balse ficilkaagii adiga kugu caayaya waxana ka mid ahaa hadaladiisii
Dad badn baa cadaalo daro kala kuma Maxkada dowlada iyo garsoorayaasha xukunka rido iyagoo huwan dhar calanka jamhuuriyada ka sameysan waxaana qaarkood u dacaalad doontaan maxkamadaha Alshabaab taasoo haatan dowladu diiday in garoor loo doonto
Arintaan ayaa ku soo beegmayso xili dalka inta dowada ay ka taliso ay ka socoto isla xisaabtan dhab ah iyo qabqabshada danbiilayaasha kala gadisan ku ku lugyeesho iyada looga jawaabayo hadalkii madaxweyne Xasan sheikh ee la dagaaanka musuqmaasuqa laaluusha qaadashada iyo lunsashada daqliga guud ee dowada iyo shacabka
https://youtu.be/rVkv4VsQ7bk