Home Afsomali Ciidanka Bolis Milatar-ka Ayaa gacanta ku dhigay Ninkan xalay saq dhaxe gudaha...

Ciidanka Bolis Milatar-ka Ayaa gacanta ku dhigay Ninkan xalay saq dhaxe gudaha Dagmada Dayniile .

Ciidanka Bolis Milatar-ka Ayaa gacanta ku dhigay Ninkan xalay saq dhaxe gudaha Dagmada Dayniile .
Marki laqabtay waxa laga waayay hadal macquul ah oo lafahmi kari waxaana loo maleya Maskaxiyan in uu yahay Nin qaba xanuunka Dhimirka.
Wuxuu shegay in uu yahay Xawaadle kana yimid Hiiraan walaalkiis oo dagan Dagmada Hodan uu la joogo
Magaciisa wuxuu ku shegay Abdu Mohamud Fiidow
Fadlan Hadii uu ehelkaaga yahay kala xariir lanbarkan
0614207507 ayaa gacanta ku hayaan Mahadsanid.
Ka qeyb qaado raadinta Qoyskiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.