Home Afsomali Sawirka Ninkaan idiin muuqda waa Cabdisataar C/qaadir Ciise wuxuu  AS ka soo...

Sawirka Ninkaan idiin muuqda waa Cabdisataar C/qaadir Ciise wuxuu  AS ka soo goostay 2020

awirka Ninkaan idiin muuqda waa Cabdisataar C/qaadir Ciise wuxuu  AS ka soo goostay 2020-kii, ka dib waxaa lagu xareeyay xerada dhaqan celinta Sarandi.
2021-kii Bishii April ayaa laga soo saaray xerada asaga iyo kuwa kale waxaana ay ka qayb galeen weeradii Madaxdii hore ee ka dhacay Hotelka Maa’ido iyo Degmada kaaraan ee magaalada Muqdisho.
Ciidanka Duufaan oo markaas lagu daray Cabdisaar, waxaa toos amar u siinayay Kulane Jiis oo Madax u ahaa Khawaariijta lagu dhex beeray NISA.
Ugu danbayn Cabdisataar hadda As ayuu ku laabtay, waxaana raadinaya ciidanka amaaanka.
Waxaa la gaaray kala guurkii iyo kala miiradkii isku dhex milankii dhacay shantii sano ee la soo dhaafay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.