Home Afsomali la taliyaha Madaxweynaha mareykanka Xamse warfaa oo Muqdisho gaaray (Daawo sawirada )

la taliyaha Madaxweynaha mareykanka Xamse warfaa oo Muqdisho gaaray (Daawo sawirada )

Mas’uuliyiin iyo Xildhibaano katirsan Labada Aqal BFS ayaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Xamza Warfaa oo ah La Taliyaha Madaxweynaha Mareykanka.
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa u magacaabay in Xamza Warfaa uu u noqdo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka la taliyaha sare ee dhinaca Dimuquraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha
Qaar ka mid ah dhalinyarada Barbaarta Gaashaaman ayaa ku soo dhoweeyay mid ka mid ah cayaaraha dhaqanka ee laga cayaaro Gobalka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.