Home Afsomali Qarax ka dhacay Deked ku taalla Galbeedka dalka Turkiga

Qarax ka dhacay Deked ku taalla Galbeedka dalka Turkiga

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay Bakhaar ku dhow Dekedda magaalladda Derince oo Bariga kaga toosan magaalladda Ganacsiga ee Istanbul.

Ilaa 4 qof oo ku sugnaa Bakhaar ay leeyihiin Guddiga Badarka ee dalka Turkiga (TMO) ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen Qaraxaasi,  sida uu sheegay Duqa magaaalladda Derince.

Ciidamo ammaanka dalka turkiga ayaa wada baaritaankii ugu dambeeyay ee ku aadan sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa dadkii ka dambeyay qaraxaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.