Home Afsomali Full VIDEO Hantida Xaaraanta ah sidaan oo kale isaga celi ka hor...

Full VIDEO Hantida Xaaraanta ah sidaan oo kale isaga celi ka hor intaa aan lagaa dhaxlin

Milkiile hoteel holoday city  uu hanti  xaaraan ah  garawe kaga dhistay dar alle isaga Celiyey iyada oo la leeyahay war waa waalatay

Milkiilahaan ayaa ehelkiisa ku ogeysiiyey in aan xoolo xaaraan uusan dooneynin in laga dhaxlo kuna wareejiyey gudi masaajidka garawe ugu weyn wuxuuna yiri waan ka tanaasulay lahaanshiyahiisa isaga oo cadeeyey in hantidaan uu ku tabcay si aan diinta islaamku ogoleyn

gudiga masaajidka cumar binu khadaab ayuu ka codsaday in la iibiyo dhismaha wen ee hotelku ku fadhiyo lacagtana la sadaqeeyo si aah ehelkiisu kuwooda waxmagaratada ahi dhax isugu soo taagin bari ka maalin mar kalana u damcin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.