Home Afsomali Xubin ka Tirsanaa Alshabaab oo isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

Xubin ka Tirsanaa Alshabaab oo isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

Isxaaq Mayow Mohamuud  oo Alshabaab looga  yaqaano (Sayib)  ayaa Isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Qeybta 60aad.

Isxaaq  Mayow  ayaa Mudo Afar sano ah la sheegay in Alshabaab uu  u qaabilsanaa Jabhada isagoona ka qeyb qaatey Dagaalo dhowar ah oo ka dhacay Qeybo ka mid ah Gobolada Sheellaha hoose, Hiiran, Gedo,Jubbooyinka iyo Deegaano kale.

Wuxuuna kahadlay  Sababta ku kaliftey in Alshabaab  isaga soo baxo,wuxuuna sheegey  in isaga uu go’aansaday in uu is soo dhiibo

Ugu dambeyn wuxuu Baaq udirey Saaxibadiisa kale ee ku jira  Alshabaab  in ay isaga soo baxaan ay Isku soo dhibaan Ciidanka Dowladda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.