Home Afsomali Abaabul dagaal oo ka dhan ah SSC oo ka socda duleedka gobolka...

Abaabul dagaal oo ka dhan ah SSC oo ka socda duleedka gobolka Sool

Wararka ka imaanaya gobolka Sook ayaa sheegaya in Abaabulka dagaal  ka socda Degaanka  Oog oo ka tirsan gobolkaas.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidadamada Militariga Soomaaliland  oo kaashanaaya Ciidamo Dergaanka ah oo aad u hubeysan  dhaqdhaqaaqyo ay ka bilaabeen  degaanka Oog kuwaas oo qorsheynaya sidii a u weerari lahaayeen Fariisimaaga Ciidanka SSC ay uga sugan  gobolkaa Sool..

Sidoo kale ‘Ciidamada SSC-Khaatumo ayaa ayaa iyagana  ku sugan degaanka Guumeys  ilaa 10 kiiloomitir u jra degankaa OO gee gobolka Sool  waxana wararku ay sheegayaan in ay u diyaarsan yihiin sidii ay Uga hortagi lahaayeen lahaayeen  Abaabulka dagaal  ee ay wadaan Ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka.

25ka bishii ogoosto  ee sanadkan ayaa Ciidamada Soomaaliland khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac lagu soo gaarsiiyay weerar ka dhacay Saldhigyadii ay ku lahaayeen Gooja cadde iyo Maraaga sidoo kale kalena Gaadiid dagaal iyo Maxaabiisna looga qabtay dagaalkaas.

https://www.facebook.com/profile.php?id=100068358165378

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.