Home Afsomali Guddiyada Miisaaniyadda labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir...

Guddiyada Miisaaniyadda labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudo iyey sanetor Axmed Dhuxulow Dhegdheer

Guddiyada Miisaaniyadda labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku howlan ka soo tala bixinta warbixinta iyo xisaab xirka sanad maaliyadeedka ku dhammaaday 31 December 2022-ka, ayaa  kulankoodii koowaad ee waajib gudashada ahaa ku yeeshay Villa Hargaysa.

Kulanka wadajirka ah ee labada guddi oo uu shir guddoominayay Guddoiyaha Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare Mudane Cabdi Axmed Dhuxulow Dhegdheer ayaa lagu jadwaleeyad shaqada guddiga, iyagoo sidoo kale dulmar guud ku sameeyay warbixinta Xisaab xirka Miisaaniyadda iyo habraaca ay u marayaan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.