Home Afsomali Jooji Dagaalka saxaafadda ee lagu sii kala fogeynayo shacabka Soomaaliyeed ee qeybkamid...

Jooji Dagaalka saxaafadda ee lagu sii kala fogeynayo shacabka Soomaaliyeed ee qeybkamid ah Waqooyiga iyo Koonfurta

Waxaa bilowday dagaalka saxaafadda ee lagu sii kala fogeynayo shacabka Soomaaliyeed ee qeybkamid ah Waqooyiga iyo Koonfurta iyadoo tashwiish lagu kala abuurayo. Waxaa kamid ah in been la abuuro sida muwaadiin Soomaaliya oo Muqdisho kunool kana soo jeeda asal ahaan Hargeysa ama Burco in la yiraa waa la toogtay oo ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa dilay maadaama ay Col. Muuse Biixi isku reer yihiin. Waxaa kaloo aad loo raadinayaa dhacdooyin kale oo foolxun oo qabsaday muwadiniin joogta koonfurta si loogu ekeysiiyo in ay tahay dhacdo la xiriirta Saylac iyo Oromada. Dowladda iyadaa dalkaan masuulka ah maxaa uga dajisan oo qorshe ah *counter-information*. Aniga ma arko mana u maleynayo iney hadda jirto waanse rajeynayaa in sxbiibadeen gaar ahaan wasiirka Daud iyo kuxiggeenkiisa Al-cadaala iney arrintaas maanka ku haayaan iyo qorshaheeda. Soomaaliya maaha sidii hore *mahana muhii maaha

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.