Home Afsomali Nala daawo Xasan Sheikh Hadii Itoobiya Hal talaabo dhankeena u soo qaado...

Nala daawo Xasan Sheikh Hadii Itoobiya Hal talaabo dhankeena u soo qaado 3 iyo 4 Talaabo ayaan qaadaynaa”

Talaabo Geesinimo leh “Hadii Itoobiya Hal talaabo dhankeena u soo qaado 3 iyo 4 Talaabo ayaan qaadaynaa”

Madaxweynaha JFS  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimcaha uu jeediyay ku sheegay in Khawaarijta dadka Soomaaliyeed dagaalka kula jiraan iyo dowlada Itoobiy ay yahiin laba cadow oo duulaan ku ah madaxbanaanida, gobnimada iyo midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowlad iyo shacaba diyaar loo yahay difaaca sharafka iyo dhowrista qaranimada Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.