Home Afsomali Culumada tabliiqa oo ay xireen culumada ahlu suna gobolada dhexe

Culumada tabliiqa oo ay xireen culumada ahlu suna gobolada dhexe

Maamulka ahlu sunah ee gobalka Galgaduud gaar-ahaan magaalada Dhuusomareen ayaa  gelinkii hore ee ay xabsiga dhigeen  Wadaado Tabliiqa ah kuwaas ooo faafinayey diinta islaamka .

Lama oga tira ahaan inta ay la’egyihiin Tabliiqa ay xireen lkn dad ku sugan magaalada ayaa u Xaqiijiyaya Dalsan Fm: in uu   jiro xaraga waxaana aya diideen in ay bixiyaan faahfaahin intaa ka badan sabab la xiriirta Amnigooda sida ay hadalka u dhigeen.

Masuuliyiinta Maamulka  Ahlusuna Waljamaca waax war ah kama soo bixin  wararka la xiriira Wadaadada Tabliiqa ah ee ay ku xirixireen magaalada Dhuuso-mareem ee xarunta gobalka Galgaduud.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.