Home Afsomali Opening event  somali diaspora investment concil Daahfurka golaha maalgashiga qurbo joogta Somaliyeed...

Opening event  somali diaspora investment concil Daahfurka golaha maalgashiga qurbo joogta Somaliyeed oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

Opening event  somali diaspora investment concil Daahfurka golaha maalgashiga qurbo joogta Somaliyeed oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

Shirkaan waxaa soo qabanqaabiyey Gudiga maalgashiga qurbo joogta Somaliyeed ..

Waxaana ka soo qeybgalay masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin xuldhibaan ganacsato siyaasiyiin maalgashtayaal somaliyeed wasiiro heer fadaraalka iyo heer maamul goboleyd aqoonyahano

Maxamed cabdulaahi Axmed agaasimaha xooghaayaha guud golaha q somali

Ayaa faahfaahiyey ujeedka shirka wuxuuna ku soo dhaweeyey daahir galbeeti oo soo dhaweeyey ka qe6bgalashaasha shirka iyo maalgashtayaasha dalkooda isagoo qurbo joogta ku amaanay qaabka maalgashi iyo taakuleynta dadkooda iyo dalkooda wuxuuna shaaciyey sababta ka danbeysay In la abuuro heyada golaha qurbo joogta Somaliyeed a

Agaasinaha Rugta ganacsiga cabdi abshir  dhoore iyo warshadaha ayaa tilmaamay in rugtu tahay asaasaha iyo mishinka  dhaqaaha dalka waxaana ka dhaxeeya wada shaqeyn rugta iyo qurbo joogta a

Maareeyaha korontada Somaliyeed Cabdulaahi oo ka miid ahaa masuuliyiintii madasha maalgashiga ka hadashay  ayaa in dhawaan ay sameyn doonaan mashruuca maalgashiga karontada kaasi oo baati tiri doono qiimahane uu noqon doono mid caadi ah

Intii ay munaasibadu soc otay ayaa lagu soo bandiga goobta muqaalo ku saabsan horumarka daku gaaray sanadihii ugu danbeeyey kaasi oo ay ka qeybgalayaasho soo wada dhaweeyeen

Golaha maalgashiga qurbo joogta ( SDIC) waa urur aan faaiido  doon aheyn oo fadhigiisu yahayMuqdisho Somaliia waxaa uu isku xiraa tayada,agabka ,khibrada iyo shabakadaha qurbo joogta somaliyeed si kor loogu qaado horumar waara ee dhaqaan dhaqaale oo somaliyeed ah SDIC waxay hiigsaneysaa in  ay noqoto shakada Caalamiga ah ee ugu horeysay ee ganacsi iyo   maalgashiga qurbojoogta Somaliyeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.